Odawaa Yuusuf Raage
In loo magacaabo taliyaha Ciidanka Xooga dalka amaxaa kusoo badiyay xiligaan
Madaxweyn Xasan shiiq Maxamuud 4 ujeedo kaleh Magacaabista Taliye odawaa Soo dhawaada waxaan Rabaa inaan idin lasocodsiiyo
Warkaas
Taliyihii hore ee Ciidanka xooga dalka Gen odawaa Yuusuf Raage ayaa Mar kale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka xooga dalka Somaliyeed
Odawaa waxa uu ayaa sanadahan Generaal kor kala socda abaabulka xooga dalka ee dhismayay
Mar waxaa loo arkayay inuu baneeyay xil ama boos aan la buuxi karin
Durba xilkaqaadistoisa waxaa ladareemay in hogaanka xooga dalka uu hoos dhac kuyimid
Daraja yaqaanaan Dawladaha dagaalka ugaatama ee Generaal odawaa waa Duur kujir Ciidanka safka kulajira
Madaxweyne Xasan shiikh maxamuud Laba sano kadib waxa uu ogaaday inuu san shaqeyn karin odawaa Yuusuf Raage la.aantiis
Golaha wasiirada somaliya ayaa ansixiyay In Gen odawaa uu noqdo taliyaha Ciidanka xooga dalka
Marka laga Soo tago inuu yahay Qofka ugu haboon ee loo dhiibo Ciidanka xooga dalka
Xasan shiikh maxamuud Ayaa qorsheynta inuuu maamul goboleedyada dalka ee hogaankii aa kasoo horjeeda inuu Udiro Ciidan awood iyo tayo leh waa maamul goboleedyada dalka ee kasoo horjeeda xaeiikana ujaray xukumada Xasan shiiq Maxamuud
Waxaana ugu horeeya maamulka Jubbaland
Maxaa xiligaan kusoo beegay in Gen odawaa Yuusuf Raage loo magacaabo taliyaha Ciidanka xoogga Dalka
byYaasiin Qaxweyste
•
0