Inaalilaahi waa inaa ileyhi raajucuun

 


Dadaalka ay ukubixisay ukhidmeynta diinta Islaamka  kaliya manqon iney wiilkeeda barto

 cilmuga, Lkn boqolaal  Ineey cilmigakasii bartaan  kadibna  aykucamalfalaan 

waa Camal aan go.eeyn dhamaadna aan leheyn inuu bulaalo mooyee,

Kaas oo ay mirihiisa guraneyso Allaha unaxariistee maamo Maryan sh cali hadaafoow.


Maamo maryamo sh cali waa hooyada dhashay shiikha mudariska ah ee Shiikh Cabdulqaadir boodaaye OO siweyn Ardayda Dulaabulcilmiga ah baro diinta Islaamka

 horayna usoo saaray Culimo iyagu cilmiga daraaseysa

Ilaahey kasokoow waxaa sidaas shiikh candulaaqaadir boodaaye kasaaciday

Tacab her Iyo habeen ah OO habeen 

OO Ilaahey uu jusharfay hooyo Maryan sh cali hadaafoow

 'allaha unaxariistee

Dadaal adag aduun iyo aakhiro ah 

Ayeey maamadu kusaaciday axbaabtay iyo diinta Islaamka 

Maalmihii lasoo dhaafay hooyo Maryan sh cali hadaafoow  ayaa waxa ah kuxanuunsaneysay Mogadisho 

Inkasto Aad ujecleeyn baaqi ahaa juhdegeeda 

Lkn alla ayaa kajeclaaday ehelka OO sh cabdulqaadir ugu horeeyo iyo axbaata 



Allaha unaxariistee  manta ayaa darmooleey  ee magalada muqdisho lagu aasay alha u naxariister maama Maryan Sheekh  Cali hadaaafow oo ah hooyada Dhashay Sheekh jaliilka ah Ee Sheekh Cabduqaadir Boodaaye  Maamaadan  aheed hooyo nasiib u yelay inay sagootiyaan  kumanan isugu jiraan  Culumda udiin xir macalimiin masuuliyiin iyo bulshada qeebaheeda kala duwan waxayna Nasiib kale u yeelatay inuu Janaasadeeda uu kaso qeyb galo Caalimka soomaliyed Al Waalid Sheekh Nuur aw cumar absuge   Janaazada iyo aaskii  aya Culumo udinkii kaso qeyb galay aya  Kajeediyeen Kalaamd

Post a Comment

Previous Post Next Post