Dagaal beeleed dad la.iska dilay Guryana la.iska gubay OO kasocda Warshiikh

Guryaha ayaa laiska gubay Dadna waa la.iska dilay Wadaa Dagaal beeleed kaqarxay warshiikh una dhexeeyay beelo walaali ah OO Abgaal kawada tirsan Soo dhawaaw wasaaraha jira sida ay wax udheceen iyo qabiilada dagaalada ayaan kulawadaagayaa Dagaal beeleed maalmo socdo ayaa waxa uu kabilaawday Deegaanka ceejis OO udhaw Degmada warshiikh Dagaalka ayaa waxa uu udhexeysaa beelo walaalo ah OO somaliyeed Gaar ah Galmaax OO beelaha Abgaal ugu waaweyn Wararku waxa ay sheegayaan in dadka dagaalamay eeyihiin Cumar Galmaax Waxa sabababay iney dagaalamaan Labadaan beelood ayaa ah Shalay ayaa beel kamid ah laga dilay rag Waxaana kadib lasheegay iney weerar Soo qaadeen beeshaas Kadibna ay Gubeen guryo Ay lahaayeen beeshii waxa dishay Waa dagaal iyo falal laga roonyahay OO dhexeeya beesha Cumar Galmaax OO xiligaan Dhexdooda dagaalamay Dagaalkan ayaa la.isku adeegsaday hub iyo Deb intaba waxaana lasoo warinayaa in xiligaan odayaasha dhaqanku ey kubaxeen

Post a Comment

Previous Post Next Post